Daawo sawirada Ururka Suxufiyiinta Ximan Iyo Xeeb Oo Deeq Lacag ah Gaarsiiyay Ururka Naafada Cadaado halkan kalasoo xiriir hadad nafada cawineysid Liibaanyare2012@gmail.com ama Tell 618772746

image

Daawo sawirada Ururka
Suxufiyiinta Ximan Iyo Xeeb
Oo Deeq Lacag ah Gaarsiiyay
Ururka Naafada Cadaado Ururka Suxifyiinta Ximan iyo Xeeb ayaa deeq
lacageed gaarsiiyay ku dhawaad 30 qoys oo
naafo ah kuwaa oo ku nool magaalada
cadaado ee xarunta
Ximan iyo Xeeb, khaar kamid ah dadka
naafada ah oo deqdaan lasoo gaarsiiyay oo
la hadlay warbaahinta ayaa ka mahad celiyay
iyadoo ay kusoo aadeyso xili jilaal daba
dheeraaday uu ka jiro gobolada dhexe ee
Soomaaliya.
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Ximan iyo
Xeeb Maxamed Maxamuud Aw adan ayaa
deeqda kadib la hadlay warbaahinta oo ka
warbixiyay deeqda ay gaarsiiyeen qoysaska
naafada ah ee ku dhaqan Cadaado isagoo
codsaday in dadkaas lala soo gaaro gar-gaar
bini aadanimo madaama xili adag lagu jiro.
Sikastaba Ha ahaadee Xalada Naafada Ku
Nool Gobolada Dhexe Qasatan Cadaado ayaa
ah Kuwa aan Inta badan laheeyn Hoy
Islamarkaana ay U Wehliso Cunta La’aan
Waa Kuu Furan Tahay Hadii Aad Wax La
Baxaysid Walalka Muslimkahow. Lasoo
Xariir Ciwaanada Hoos Ku Qoran
Liibaanyare2012@gmail.com ama T halkan kala xariir hadad nafada cawineysid Liibaanyare2012@gmail.com ama Tell
618772746 xigasho http://www.goboladaradio.com

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s