SHIRKII MAMUL USAMEYNTA GOBOLA DHEXE OO CADADO KAFURMEYA IYO Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan AMISOM oo u jiheystay dhanka Cadaado

image

SHIRKII MAMUL USAMEYNTA GOBOLA DHEXE OO CADADO KAFURMEYA IYO Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan AMISOM oo u jiheystay dhanka Cadaado Wararka laga helaayo degmada Cadaado
ee gobalka Galgaduud ayaa waxa ay
sheegayaan in halkaasi ay ka socoto
qaban qaabo xoogan oo lagu soo
dhaweenaayo ciidanka AMISOM oo
saacadaha soo socda halkaasi tagaya.
Warar aan ka helnay magaalada B/weyne
ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay
kasoo baxeen ciidamo ka tirsan AMISOM
kuwaas oo loogu talagalay in ay sugaan
ammaanka degmada cadaado oo
dhawaan ka furmi doono shirka maamul
u sameynta Gobolada Dhexe.
Cowke xaaji C/
raxmaan oo ah
gudoomiyaha
Gudiga Amniga
maamul u
sameynta
Gobolada Dhexe
ayaa sheegay in
ciidamada
AMISOM ee
loogu talagalay
Cadaado
maalinta birito
ah halaasi ay
tagi doonaan si
ay ammaanka u
sugaan.
“Maanta ayay
ciidammadaan
kasoo
dhaqaqeen
magaalada
Baladweyn ee
gobolka Hiiraan,
waxaana lagu
wadaa inay
aroornimada
hore ee berri ay
soo gaaraan
degmada
Cadaado si ay
qayb uga
qaataan sugidda
amniga
degmada,” ayuu
yiri Cawke Xaaji C/raxmaan .
Dhanka kale 25 ka bishan ayaa lagu
wadaa in cadaado lagu qabto shirka
maamul u sameynta Gobolada Dhexe
iyadoo maamulkaasi ka koobnaan doono
gobolada Galgaduud iyo Mudug qeyb ka
mid ah.
Balcad (Sources ) Bashir farayare ADADO, Somalia
Hundreds on African union peacekeepers
began to arrive Adado town on Friday
morning ahead of central state formation
conference which is expected to start next
week, Officials said.
correspondent in the
region reported that columns of armored
vehicles carrying Djiboutian soldiers of
AMISOM contingent who left from
Beledweyne city on Thursday have
reached in Adado city on Friday.
The Djiboutian peacekeepers will give
security assistant to the conference aimed
to establish a new Federal state in Mudug
and Galgaduud regions. WE
Will keep you updated for further
information.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s