Asal ahaan magaca Mogadishu xaguu kayimid Muqdisho waxaa lasheegaa in magacaas asal ahaan uu yimid kalimada Maqcad Shaah oo loola jeedo kursiga Boqorka ama micnaha kale meesha ku jira (meesha ugu wanaagsan ee boqorka fadhiisto ama xarun ka dhigto),

http://farayarenews somafarayarenews somalia @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth @xjournalist i teach and speak english arabic ahmaric kiswahili somali and italiano i am a proff. Af languages journalist peace maker chairman of somali youth path finders

sida
lasheegay Muqdisho
waxaa qarnigii 6aad ee
hijriyada xukumi jiray
faarisiyiinta marka
soomaalida wey kari
waayeen ku dhawaaqida
(Maqcad Shaah) waxeyna
u badaleen magaca hada
(Muqdisho) kalmada waa
laba erey kala duwan
ereyga Maqcad waa carabi
ereyga labaad shaah waa
faarisi oo loola jeedo
boqor. maka taas maloo
macneyn karo in
magaalada aasaasideedi
dadka faarisiyiinta aay
qeyb ku lahaayeen ,
maxaa yeelay ereyada
faarisiga aad ayaa looga
isticmaali jiray
magaalooyinka carabta iyo
xeebaha soomaaliya waqti
aad u fog Waxaa aay badi
taariikhyahanada qireen
in magaalada Muqdisho
uu Islaamka soo gaaray
inta aay magaaladaas soo
shaac bixin, waxeyna soo
soo shaac baxday baxday
markii aay dadka
magaalada dhamaan
diinta Islaamka aay wada
galeen oo aay noqdeen
dad aad looga yaqaanp
gobolka, taas oo keentay
in dhamaan xeebaha Afika
bari oo ka kooban
(Zinjibaar, Somaaliya,
Jabuuti ) loogu yeero
Muqdisho Magaalada
Muqdisho markii aay
dadkeedi Islaamka galeen
markaas oo aheyd qarnigii
1aad…

View original post 673 more words

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s