Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kusii jeeda Magaalada Cadaado

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid

image

oo kusii jeeda Magaalada Cadaado Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa la filayaa in uu maanta gaaro Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiskiisa.

Booqashada Cumar Cabdirashiid, waxa ay imaaneysaa, iyada oo wajiga labaad ee Shirka Ergada Beelaha Mudug iyo Galgaduud uu maanta ka furmayo Magaalada Cadaado.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in uu furo Shirka, waana booqashadiisa labaad ee uu ku tago gobolka Galgaduud, waxa uu horay u tagay Magaalada Dhuusamareeb oo uu ka socday Shirka nabadeynta Beelaha.

Waxii kusoo kordha kala soco Mustaqbal. SOURCE MUSTAQBALRADIO BY BASHIR HASHI YUSSUF

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s