Dagaal Xoogan Oo Saakey Ka Qarxey Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud.

Dagaal Xoogan Oo Saakey Ka Qarxey Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuuso Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ay saakay xoog ku galeen Magaaladaasi, iyadoona dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna uu xiligan ka socda qeybo kamid ah Dhuuso Mareeb.
Xaafado katirsan Magaalada Dhuuso Mareeb gaar ahaan halka uu ku yaalo Guriga Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ayaa dagaalka xoogiisa uu ka socdaa, waxaana si xoogan loo maqlyaa rasaasta ay labada dhinac is dhaafsanayaan.
Dadka ku dhaqan Magaalada Dhuuso Mareeb ayaa guryahooda ku xiran iyagoona ka cabsi qaba in ay saameyn badan ku yeelato dagaalka Magalaadaasi kasocda, waxaana lagu soo waramayaa in Ahlu sunna ay la wareegeen xaafado katirsan Magaalada Dhuuso Mareeb. SOURCS BY BASHIR HASHI TADHASE

image

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s