Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ergadii ku shirsaneyd howlka Kafaalo loo sheegay in ay isaga baxaan.

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ergadii ku shirsaneyd howlka Kafaalo loo sheegay in ay isaga baxaan.

Warqad ayaa la tilmaamay in ergada loo soo dhajiyay kaas oo loogu sheegayo in ay hoolka baneeyaan.

Wararka waxa ay sheegayaan in ergada ilaa iyo hadda wax Gunno ah aysan helin,Balse waxaa loo maleenaya in ergada loo kala diray in shaqadoodi ay dhamaatay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Odawaa ayaa dhiibay amarka Ergooyinka looga saaray Xarunta Kafaalo.

Wixii xog ah ee kasoo kordha arimahaasi waan idinla soo socod siin doonaa in sha Allaah

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s